4 Qaab facebook lacag uga sameen kartid

Facebook ayaa soo bandhigaysa habab cusub oo xiiso leh oo lacag lagu sameeyo, oo inta badan loogu talagalay ganacsatada iyo hal-abuurayaasha Facebook-ga raacsan. Halkaan waxaan kugu tusi doonaa 4 Qaab facebook lacag uga sameen kartid Haddii aad raadinayso inaad lacag dheeraad ah ka samayso dhinaca ama aad u hesho macaamiil badan ganacsigaaga jira, halkan waxaa …

4 Qaab facebook lacag uga sameen kartid Read More »

sidee lacag uga sameen kartaa canva

sidee lacag uga sameen kartaa canva. waxa ay noqotay Canva goobta lagu nashqadeeyo fariimaha warbaahinta bulshada, boorarka, iyo garaafyada. Helitaanka bilaashka ah ee jaantusyada, sawirrada saamiyada, fiidiyowyada, iyo garaafyada, qof kastaa wuxuu samayn karaa shaqo cajiib ah oo aan wax xirfad ah u lahayn naqshadaynta garaafyada. Waa madal aad u fiican sidoo kale waxaa loo …

sidee lacag uga sameen kartaa canva Read More »

Waa maxay dropshiping iyo siduu ushaqeeyo?

Waa maxay dropshiping iyo siduu ushaqeeyo? Waxaa jiro fursada badan ganacsi oo online waxaana kamid ah dropshipping. Dropshipping waa ganacsi online oo casri ah kaasoo aad daqli fara badan kasameen kartid. Waxaa kubilaabi kartaa dropshipping lacag aad uyar markii aad fa’ida kaheshid wasii balaarin kartaa adigoo xayeysiima usameenayo ganacsigaaga si dad badan ugaaro maqaalkaan waxaan …

Waa maxay dropshiping iyo siduu ushaqeeyo? Read More »

Sidee lacag uga sameen kartaa online?

Sidee lacag uga sameen kartaa online? adigoo gurigaaga joogo waa riyada inta badan dadka xiligaan casriga, waxaad sameen kartaa ila badan oo daqli kasoo galo. Kawaran adigoo waqti badan laqaadanayo qoyskaaga, asxaabtada, sidoo kale usafrayo meel walba hadana lacag sameenayo. qeybta ugu xiisaha badan waxay tahay kuma qasbanid inaad qabiir ku ahaato ama waqti badan …

Sidee lacag uga sameen kartaa online? Read More »

Waa Maxay Affiliate Marketing?

Waxaa laga yabaa inaad iswedineysid Waa Maxay Affiliate Marketing? sida ugu fudud lagu qeexi karo Waa Maxay Affiliate Marketing? waxay tahay waa inaad xayeeysiiso alaab ama adeeg shirkad leedahay adigoo isticmaalya wax loo yaqaan “affiliate link” kasoo qaadatay shirkadaas kadib linkigaas aad xayeysiisay hadu qof kudhufto wax ka iibsado waxaad heleysaa qeyb lacagtaas kamid waxey …

Waa Maxay Affiliate Marketing? Read More »

Muhiimada Shahaadada SSL

Waxaa laga yabaa inaad umaleneyso Muhiimada Shahaadada SSL Uleedahay Website-kaaga iney kuquseyn, gaar ahaan hadii aadan kushaqeyn kaararka deynta “credit card” ama macluumaad kale ee muhiima ah, Laakiin runta waxay tahay kaliya maahan macaamiishaada inay qadarin doonaan lakabka amniga ee lagu daray ee aad siiso”SSL”, laakiin Google iyo makiinadaha kale ee raadinta “search engine” waxay …

Muhiimada Shahaadada SSL Read More »

Farqiga udhaxeya Domain name Iyo Hosting

inta badan dadka marka ugu horeeyso waxey kuwareraan farqiga udhaxeya domain name iyo hosting, sidoo kale waxey iswediyaan mar walba sababta liisku barbar dhigo domain name iyo hosting. Waxey tahay sababta ugu weyn mar walba iskula socdaan domain name iyo hosting labadaba waa lagama maarmaan markaa rabtid inaad website dhistid, si kasataba ha ahaate labadooda …

Farqiga udhaxeya Domain name Iyo Hosting Read More »

Waa Maxay Digital marketing

Hadii aad Rabtid Inaa waxa Ka Ogaatid Waa Maxay Digital Marketing ama Suuqgeynta dhijitaalka ah ayaa sida caadiga ah waxaa loola jeedaa ololayaasha suuq-geyneed ee ka soo muuqda kumbuyuutarka, taleefanka, tablet-ka, ama aaladaha kale. Waxay noqon kartaa qaabab badan, oo ay ku jiraan muuqaal online ah, xayeysiisyada bandhiga(display ads), suuqgeynta mashiinka raadinta(search engine), iyo inaad …

Waa Maxay Digital marketing Read More »

Waa maxay search engine optimization (SEO)?

Waa maxay search engine optimization (SEO)? dunida maanta wax walba aad ubaahantahay iyo su,aal walba aad qabto waxaad kaheli kartaa google, sidaas darteed layaab malaha in ganacsiyada iyo dadka website-yada leh meel walbee joogaan kusoo bandhigaan macluumaadkooda iyo ganacsiyadooda google, taas ayaa loo yaqaan search engine optimization (SEO) in macluumaadka kasoo muuqdo mesha ugu sareeyso …

Waa maxay search engine optimization (SEO)? Read More »

Sida Lacag Looga Sameeyo Fiverr

Sida Lacag Looga Sameeyo Fiverr, Fiverr waa website faa’iido leh oo cajiib ah haddii aad rabto inaad lacag samayso si online ah adigoo gurigaaga joogo. Iyada oo loo marayo Fiverr, waxaad bixin kartaa adeegyo madax-bannaan oo waxaad kula xiriiri kartaa macaamiisha suurtagalka ah dhammaan hal madal. Maqaalkani waxaan uga hadli doonaa Sida Lacag Looga Sameeyo …

Sida Lacag Looga Sameeyo Fiverr Read More »